Duufaano culus oo ku soo wajahan xeebaha Somalia iyo digniino laga bixiyey

Duufaantii ugu cusleyd muddo 12-sano ah ee lagu arko badda carbeed ayaa u soo leexatay xeebaha bari ee Soomaaliya, sida ay sheegeen heyadaha Saadaasha hawada. Duufaantan oo magaceeda loo bixiyey (Kyarr Cylone) ayaa ku beegneyd kol kii hore xeebaha dalka Cummaan, sida uu ku waramay wargeys-ka Washington Post ee ka soo baxaya dalka Maraykanka. Khubarada … Continue reading Duufaano culus oo ku soo wajahan xeebaha Somalia iyo digniino laga bixiyey